Our Services
Whom do we recommend?
OUR GPS TRACKING SYSTEM IS SUITABLE FOR
Car Tracking
Hadii aad leedahay 1 baabur ama 100 baabur app gaadiid dhowr waxa uu ku qaban doona inad si toos ah ula socoto baburkaga meesha u marayo sido kale na goobihi uu somaray ad dib u dawan karto iyo inta KM uu maanto socday, hadi laga qaato na waxad awod u leedahay isla gobota umarayo inad ku damiso baaburkaga
Bajaaj Tracking
Hadii aad Tahay milkiile bajaaj ama Darawal Bajaaj app gaadiid dhowr waxa u kaqaban doona inad si toos ah ula socoto bajaajtada meesha ey mareyso sido kale na goobihi ey somartay ad dib u dawan karto iyo inta KM ey maanta socotay, hadi laga qaato na waxad awod u leedahay isla gobota ey mareyso inad ku damiso bajaaj taada.
Tax tracking
Hadii ad tahay qof iska leh taxi ama darawal dhaweeye app gaadiid dhowr waxa uu ku qaban doona inad si toos ah ula socoto baburkaga meesha u marayo sido kale na goobihi uu somaray ad dib u dawan karto, hadi laga qaato na waxad awod u leedahay isla gobota umarayo inad ku damiso baaburkaga.
Bus Tracking
Hadii ad tahay qof iska leh Bus ama darawal School Bus app gadiid dhowr waxa uu ku qaban doona inad si toos ah ula socoto bus kaaga meesha u marayo sido kale na goobihi uu somaray ad dib u dawan karto, hadi laga qaato na waxad awod u leedahay isla gobota umarayo inad ku damiso bus kaaga.
Truck Tracking
Hadii aad tahay qof iska leh Baaburta xamulka ama darawal babur xamul app gadiid dhowr waxa uu ku qaban doona inad si toos ah ula socoto babur kaga kaaga meesha u marayo sido kale na goobihi uu somaray ad dib u dawan karto, hadi laga qaato na waxad awod u leedahay isla gobota umarayo inad ku damiso Baabur kaga kaaga.
WHY YOU CHOOSE US What
What Sets Our GPS Tracking System Apart
What our Customers Say About Us
waxaan ahay milkiile bajaaj waxaana u kireeya si maalin la ah marki hore bajaajtedyda iney maalintaas shaqeysay iyo kale kama aanan war qabi jirin balse hada app gadiid dhowr waxa uu ii suurta galiyay inaan halkaan kala socda inta KM ey maanta socotay baajajteyda, shaqo aad u weyn baad inoo heysaan mahadsanidin.
Hassan Ali
Waxaan ahay darawal taxi kana shaqeeya magalada muqdisho shirkada gaadiid dhowr waxey ii suurta galiyeen inaan habeen ki xili danbe xitaa shaqeysan karo anigo oo an wax wal wal ah ka qabin in leyga dhaco baaburkeyga aan dhaweeye ahaanta ugu shaqeeysto
Ahmed Jaamac
Shirkada Gaadiid Dhowr Waxa eey ii suurta galisay inaan si cabsi la' aan ah ugu shaqeeyo magaalada dhaxdeeda anigo tagaya goob walba waayo marki hore degmooyinka qaar ma tagi jirin anigo ka cabsi ka qaba in leyga qaato bajaajteyda.
Abdirahman Mohamud
RECOMMENDED FOR YOU
GPS Tracking – Technology That Will Transform the Future of Logistics
GPS Tracking - Logistics is a steadily growing industry that transports labor and products starting with one spot and then onto the next. Although the business has filled fundamentally lately,
Top 5 Best Ways to Reduce Your Insurance Premiums with a GPS Tracker
Insurance Premiums - When employing a fleet of business cars, one of the key factors that insurance agencies consider is the degree of chance related to the fleet. Dangers, for
Top 7 Best Reasons Why Car Rental Organizations Should Utilize GPS Trackers
Car Rental Organizations - We realize that rental car tracking is fundamentally used to look at the security of the car. When customers lease a car, they trust its unwavering
The Role of GPS Tracking in the Advanced Delivery Business
Role of GPS Tracking - Organizations can utilize GPS trackers to screen the area of cars progressively. GPS tracking systems decide a car's area using satellite or cell organization and
Latest Blogs
Top 5 Best Personal GPS Trackers in 2024
Personal GPS Trackers - With the developing trend of climbing and solo travel among youngsters, personal GPS trackers have turned into a lifeline. In addition to the fact that it
What Exactly Is GPS Fleet Tracking?
GPS Fleet Tracking is the most common way of utilizing telematics to give fleet directors, entrepreneurs, and business pioneers with a more profound understanding of fleet tasks. Utilizing a mix
Top 7 Best Reasons Why Car Rental Organizations Should Utilize GPS Trackers
Car Rental Organizations - We realize that rental car tracking is fundamentally used to look at the security of the car. When customers lease a car, they trust its unwavering
What is GPS Tracking and How Does it Work?
Tignoolajiyada GPS (Global Positioning System) waa mid ka mid ah hal-abuurada ugu hal-abuursan waqtigeenna marki ey noqoto in dhanka horumarka la’aado, maraakiib, diyaarado iyo gaadiid badan oo adduunka ah ayaa
Effect of GPS Tracking Technology on Transportation and Logistics Organizations
GPS Tracking Technology - About the transportation and coordinated operations area, the way to progress is proficiency and remaining on the ball. Overseeing fleets, enhancing courses, and guaranteeing convenient deliveries
How Can I Use GPS To Prevent Car Theft?
GPS To Prevent Car Theft - Car theft is an important wrongdoing issue: many cars are taken every year all over the planet. While there is no certain method for